Somali Music Lab - By 'www.dhagaweyne.com' >
Sahra Ahmed Jama
Taariikh Nololeedka
SAHRA AHMED
BOQORADA CODKA SOMALIA
(Ka Dib Magool)
Sahra Ahmed Jama
DUAL SINGERS - DARAN=DOORI
KABAN MUSIC ONLY
1 - Faraskaagi - with Bacalwaan
2 - Yaa Gareyska Kaa Fura 2 - + Bacalwaan
3 - Nabad Gelyo 1 - with Bacalwaan
4 - Arooskeeni 2 - with C/Nasir Maalim
5 - Kala leexan meynee - 2 - with Abdinasir
6 - Saxan Saxo - with Samatar
7 - Cashaqan iso Riday 1 - with A. Mooge
8 - Caashaqan i soo riday 2 - with A. Mooge
9 - Iyo Qaarkaloo Badan 1 - with A. Mooge
10 - Iyo Qaarkaloo Badan 2 - with A. Mooge
11 - Inanyahay ma Sheegaa? - with A. Mooge
12 - Gaabiyee Nabsigu Mee 1 - with A. Mooge
13 - Gaabiyee Nabsigu Mee 2 - with A. Mooge
14 -
15 -
16 -
Sahra Ahmed Jama
DUAL SINGERS - DARAN=DOORI
NON-KABAN MUSIC ONLY
1 - Shafka kaaley - with A. A. Cigaal
2 - Hadduu Beerku - with Dhabarlow - Lyric
3 - Maahee Khadraay - + M. N. Giriig - Lyric
4 - Ubax Deyrtii - with Hassan Diriye - Lyric
5 - Dookh iyo adaa Sharaf - with Bacalwaan
6 - Faraskaagi laga badi - with Bacalwaan
7 - Faraskaagi laga badi - with Unknown
8 - Yaa Gareyska kaa fura 1 - with Bacalwaan
9 - Nabad-Gelyo 2 - with Bacalwaan
10 - Laqanyada Jaeylkiyo +Bacalwaan Lyric
11 - Arooskeenii 1- with A/Nasir Maalim Saciid
12 - Kala leexan meynee - 1 - with A/Nasir M.
13 - Nuxur - with Samatar
14 - Jaceylkii nafteydow noolow + Samatar
15 - Gadhba Gadhbaa la tusaa - with Samatar
16 - Waan Dibad Gaaloobey - with Samatar
17 - Dardaaran - with Samatar
18 - Haatuf - with Samatar
19 - Daauus - with Samatar
20 - Saxan Saxo - with Samatar
21 - Degmadii Hargeysa - with Samatar
22 - Iyo Qaarkaloo Badan - with Ahmed Mooge
23 - Sidiqabax - with Abuu Raas - Lyric
24 - Sida Ubaxa Waaberiga - Abu Raas - Lyric
25 - Suldhabaale - + A/Rahman Dhere - Lyric
26 - Caashaqu gardaranaa - + O. Gacanlow
27 - Gacal Walaal - with Adan Hurre
28 - Mataano - with Muse I. Qalinle - Lyric
29 - Goormeynu Darisnaa?- with M. I. Qalinle
30 - BadWeyn - with (Not Kuluc) - M. Yusuf
31 - Aawadaa - with Mohamed Yusuf
SAHRA AHMED
NABI AMAAN
1 -
HEESO JACBUR AH
1 - Sheeg heesta "MaNaxoo Jaceylka" qofka heesaya se Sahra Ma Aha bal ila dhageyso? Waxaa kaloo cajiib ah isla heestan bal dhageyso Sahra Ahmed oo muusikada waa isku mid Manaxoo Jaceyl
2 - Heesaha Sahra Ahmed heestii ugu horeysay waa heestee?
Some say "Maahee Khadraay" With Giriig and
others think this is NOT Sahra of "Aawadaa" with M. Yusuf?
So what was her first song?
Forward your questions with all mystery songs of Sahra, we will publish right here!
Waxaan warbixintan ka helnay saaxiibkeen Yucub Magaagle ....
2009/11/22 yucub magaagle
dhegawayne horta salaan sare, kadib waan soo eegay webkaaga wuu fiicanyahay
sahra axmed ayaad wax naga waydiisay heesta ugu horaysay ay meel faagaaro ah ama riwaayad ka qaaday maaha tay la qaado giriig, ama m yusuf ama qaline waa heesta ay caanka ku yihiin dacar iyo hibo ee la yidhaado may baaqday sida beel. riwaayada waxaa lahaa axmed saleebaan bide waxaa la odhan jiray GARASHAA GARAB WAYDAY, HADMAYSE GAADHI DOONTAA, waa tii riwaayad ay metesho ugu horaysay waana markay fanka bilowday waa 1969 dacar baana la metelay markii danbe ee xamar la geeyay ayaa waxaa la qaaday heesta dacar hibo maxamed oo aynu ku naaqano inagu. heesaha kalee ay ka qaaday riwaayada waa heesta WACAD, rag kalena way ku jireen oo way ka heeseen sida heesta kuluc qaado ee SIDA GEED CALEEN LOO. markaa heestii ugu horaysay wacad uga dhig waayo hibo maxamed baa lagu ogyahay heestaa. nabad gelyo
Hadii aad dood ka qabtid, fadlan... ila soo xariir - dhagaweyne
3 - Qadar dhacay - Ahmed Naji Sidoo kale heestan waa leh Sahra Ahmed oo ay ku luuqeyso Qadar Dhacay Quraaniyo Hadaba su'aashu waxay tahay... why Ahmed Naji Heestan ugu luuqeeyey isagoo og in ay Sahra Leedahay?
SAHRA AHMED - BOQORADA CODKA KA DIB MAGOOL....
People tend to think that choosing the BOQORADA CODKA is a scientific process. It's not; it's a subjective one. There's no BOQORADA CODKA measuring stick or algorithm. In the past, I ask our www.dhagaweyne.com's visitors of the Music Page like 'you' to send in suggestions. I talk to wise men and women--some of them include living legends of (abwaano iyo hoballo waa weyn). But in the end, it has to be someone or something that feels right, something that's a little unexpected, someone our visitors will be eager to know who she is.
I think part of the excitement and part of the challenge--is picking one individual who fits the description of the person who has most profoundly influenced the FANKA SOMALIYED (dhanka dumarka) after magool, for better or for worse. I believe individuals can and do change the course of history, but it's often hard to tease out one person's vision and influence from the hurly-burly of events. So Sahra will be Boqorada Codka, ka dib Magool!
----------------------------------------------
NB. SAHRA 'S FAN - YOU'RE ALL WELCOMED! -
IF YOU MISSING YOUR FAVORITE SONG(S), PLEASE
LET US KNOW OR SEND ME THE LINK OF THAT
SONG OR VIDEO OR LYRIC - REST ASSURED IT WILL
BE ADDED TO KHADRA'S COLLECTIONS
HADDII AAN KHALDAY MAGACA AMA HOBOLKA "HEESTA"
E-MAIL ME OR COMMENTS AND
SUGGESTIONS - THANKS
Wareysi Qoraal Ah: Sahra Ahmed
& Haatuf Newspaper - Hargeisa
WAREYSI: SAHRA AHMED JAMA
(coming soon)
Sahra Ahmed Jama
SOLO SINGER - KALIGEED
KABAN MUSIC ONLY
1 - Sugan Da' Weyn - Lyric
2 - Liilalaw
3 - Nafku Jecel - Lyric
4 - Baxsanow
5 - Hargeysaaay
6 - I soo gaadhey
7 - Manaxo Jaceyl - Lyric
8 - Su'aal
9 - Suldhabaale
10 - Nugul - Lyric
11 - SirMaQabe - Lyric
12 - Kaan Laabta - Lyric
13 - Bilicda!
14 - Habluhu Wa Walalaha
15 - Wisiisi
16 - Saluug
Sahra Ahmed Jama
SOLO SINGER - KALIGEED
NON-KABAN MUSIC ONLY
1 - Culumada Digriyaya
2 - Wuuu idaadaheeya
3 - Manaxoo Jaceyl - Lyric
4 - Bad baan Galay
5 - Badda Caashaqeen Gurin - Lyric
6 - Caqli
7 - Nugul
8 - Qadar Dhacay Quraaniyo
9 - Wisiisi - Lyric
10 - Leyla - Lyric
SAHRA Ahmed Video
1 - Young Sahra -
2 - Nugul -
3 - Leyla -
4 - Axdi -
5 - Wu idadaheya
6 - Qabiil -
RIWAAYADO AY SAHRA AHMED
ACTRESS KA TAHAY: -
01 - Riwaayadii If Iyo Aakhiro Sahra A.
& Hassan Ismael
1 - Ogsoonow
2 - Balan
3 - Ku Waayayee
4 - Salaamaad
5 - Xarago
02 - RIWAYADII "WARAF IYO SHIMBIRO WAR ISUMA HAYAAN"
03 - RIWAYADII "GALBEED WAA LA XOREYEY EE WAARSO BAA GAAGIXISAY"
04 - "HA WAALNAADO JACEYLKU EE WEERARKA AYNU AADNO"
05 - RIWAAYADII "BADU JACEYL BADANAA?"
1 - Gaabiyee Nabsigu Mee 1
2 - Nabad Gelyo 1
3 - Iyo Qaarkaloo Badan 2
4 - Dookh iyo adaa Sharaf
5 - Yaa Gareyska Kaa Fura 2
6 - Bilicda!
7 -
Help me to regroup all songs of Sahra into
different Riwaayad songs. I appreciate your assistance. Thank you in advance
Remember .... this
SOMALI MUSIC LABORATARY!
Listen to other singers?
SOMALI MUSIC LAB!
RECORDED IN SOMALIA
Forum Page One Page 02 Page 03
|